Raisul Wasaaraha Somalia iyo wafdi uu horkacayo oo galabta ka ambabaxay dalka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa galabta ka dhoofay garoonka dayuuradaha Aadan cadde ee magaalada Muqdisho. Khayre iyo wafdigiisa ayaa ku wajahan Magaalada Paris ee dalka France halkaasoo uu uga qayb galayo shirka madasha Nabadda Paris sida ay sheegtay warbaahinta dowlada. Wafdigan ayaa waxaa garoonka dayuuradaha Aadan cadde ku sii sagootiyey … Continue reading Raisul Wasaaraha Somalia iyo wafdi uu horkacayo oo galabta ka ambabaxay dalka